Maxaa ka jira in Ciidamada PSF ee Puntland ay duulaan ku yihiin ciidanka Somaliland?

Somliland ayaa sheegtay in xogo sirdoon oo ay heshay ay ku ogaatay  in ciidamada Puntland ee PSF iyo PMPF ay qorshaysanayaan weerar iney ku soo qaadaan xeryaha millateriga Somaliland ee gobolka Sool. Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland oo qoraal soo saartay ayaa sheegtay in xukuumadu ay beesha caalamka ku wargalinayso dagaal ay Puntland qorshayneyso in ay soo … Continue reading Maxaa ka jira in Ciidamada PSF ee Puntland ay duulaan ku yihiin ciidanka Somaliland?